BOOQASHADA SOHEDA EE ISKUULKA IIMAAN IYO DHAGAXTUUR

Aas aasaha Jamciyada SOHEDA Xill.yuusuf xeyle jimcaale iyo qaar ka mid ah howlwadeena SOHEDA ayaa maanta kormeer ku tagay iskuulka Imaam primery and secondary school oo ay dhigtaan (100)arday oo kamid ah ardayda jamciyadda SOHEDA gacanta ku heeysa
Waxaa kormeerka ku wehliya Hormuud salaam foundation oo kafaalo qaaday waxbarashada 100ka arday ee dhigta iskuulka iimaan




Photo Gallery