WAX QABADKA JAMCIYADDA SOHEDA

0
Monday January 02, 2017 - 15:04:47 in Wararka & Dhacdooyinka by Super Admin
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAX QABADKA JAMCIYADDA SOHEDA

    SOHEDA WAXA AY U TAAGAN TAHAY english (Somali Humanitarian, Education and Development Association), somali (JAMCIYADDA HORUMARINTA TACLIINTA IYO GARGAARKA BANII'AADAMNIMO EE SOOMAALIYA) Jamciyadda soheda waxaa la aas aasay 6dii matc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOHEDA WAXA AY U TAAGAN TAHAY english (Somali Humanitarian, Education and Development Association), somali (JAMCIYADDA HORUMARINTA TACLIINTA IYO GARGAARKA BANII'AADAMNIMO EE SOOMAALIYA) Jamciyadda soheda waxaa la aas aasay 6dii match 2013 jamciyadda soheda weey Afar sano jirsatay SOHEDA waa jimciyad ka shaqaysa waxbarashada iyo hormarinta bulshada. Waxana ay si gaar ah u bartilmaameedsataa bulshada aadka u liidata ee la kulanta dhibaatooyinka gaarka ah sida takoorka haybta ku dhisan, saboolnimada iyo arrimaha kale ee dadkaas ka sooci kara qaybaha kale ee bulshada. Waxaa ay Jamciyadda soheda gacanta ku heeysaa (1119 arday) oo isugu jira Agoon iyo Danyar oo dhigata (34) iskuul ee ku kala yaala 17ka Degmo ee Gobolka Banaadir (151arday) waxaa ay dhigtaan dugsi quraan lagu magacaabo Dugsiga barashadda Qur'aanka Kariimka Iyo Daraasaadka Islaamka ee Sheikh Cabdimajiid Sheikh Cabdiqani galinka danbane waxaa dhigta (40) haween ah oo lagu baro quraanka iyo tarbiyadda islaamka waxaa wax kadhiga (5) macillin. Jamciyadda soheda waxa ay leedahay (3bas) oo ay wadaan (3)darawal waxaa sidoo kale Jamciyadda soheda ay leedahay howlwadeeno gaaraya ilaa (13) qofood. waxaa Jamciyadda Soheda Xafiiskeedii 2 aad ka furtay Dowlad Goboleedkii galmudug gaar ahaan degmada Cadaado waxaa sidoo kale jamciyadda soheda wax qabadkeeda ka mid ah in jamciyadda soheda ay Dhagax dhigtay dhismihiisa Faraca 2 aad ee Dugsiga barashadda Qur'aanka Kariimka Iyo Daraasaadka Islaamka ee Sheikh Cabdimajiid Sheikh Cabdiqani Dowlad Goboleedka Galmudug Gaar ahaan Degmada Cadaado NB: waxaa sanadkii nalaga rabaa($163000) (boqol lixdan iyo sedax kun oo doolar) waxaana nasiiyo umada soomaaliyed oo Isugu jirta Bulshada Qeeybaheeda kala duwan Waxaad wax noogu soo diri kartan Premier Bank Acc No:030300151001 Salaam Bank Acc No:30283623 Bahabshil Bank Ac No: 31200 wixii faahfahin dheeraad ah Name: Xaliimo Cabdi Cali Title: Madaxa Agoonta ,waxbarashadda iyo maaliyadda Jamciyadda soheda Tell: 0612343331/0615266326 Mogadishu, Somalia Ama Name: Ahmed Abukar Mohamed Title: General Secretary of Soheda Tell: 0615423438/0612343334 Mogadishu, Somalia

SOHEDA

WAXA AY U TAAGAN TAHAY

english

(Somali Humanitarian, Education and Development Association),

somali

(JAMCIYADDA HORUMARINTA TACLIINTA IYO GARGAARKA BANII'AADAMNIMO EE SOOMAALIYA)

 

Jamciyadda soheda waxaa la aas aasay 6dii match 2013

jamciyadda soheda weey Afar sano jirsatay

 

SOHEDA waa jimciyad ka shaqaysa waxbarashada iyo hormarinta bulshada. Waxana ay si gaar ah u bartilmaameedsataa bulshada aadka u liidata ee la kulanta dhibaatooyinka gaarka ah sida takoorka haybta ku dhisan, saboolnimada iyo arrimaha kale ee dadkaas ka sooci kara qaybaha kale ee bulshada.

 

Waxaa ay Jamciyadda soheda gacanta ku heeysaa(1119 arday)oo isugu jira Agoon iyo Danyar oo dhigata(34)iskuul ee ku kala yaala 17ka Degmo ee Gobolka Banaadir(151arday)waxaa ay dhigtaan dugsi quraan lagu magacaabo Dugsiga barashadda Qur'aanka Kariimka Iyo Daraasaadka Islaamka eeSheikh Cabdimajiid Sheikh Cabdiqanigalinka danbane waxaa dhigta(40)haween ah oo lagu baro quraanka iyo tarbiyadda islaamka waxaa wax kadhiga(5)macillin.

Jamciyadda soheda waxa ay leedahay(3bas)oo ay wadaan(3)darawal waxaa sidoo kale Jamciyadda soheda ay leedahay howlwadeeno gaaraya ilaa(13)qofood.

 

waxaa Jamciyadda Soheda Xafiiskeedii 2 aad ka furtay Dowlad Goboleedkii galmudug gaar ahaan degmada Cadaado

 

waxaa sidoo kale jamciyadda soheda wax qabadkeeda ka mid ah in jamciyadda soheda ay Dhagax dhigtay dhismihiisa Faraca 2 aad ee Dugsiga barashadda Qur'aanka Kariimka Iyo Daraasaadka Islaamka eeSheikh Cabdimajiid Sheikh Cabdiqani Dowlad Goboleedka Galmudug Gaar ahaan Degmada Cadaado

 

NB: waxaa sanadkii nalaga rabaa($163000) (boqol lixdan iyo sedax kun oo doolar) waxaana nasiiyo umada soomaaliyed oo Isugu jirta Bulshada Qeeybaheeda kala duwan

 

Waxaad wax noogu soo diri kartan

Premier Bank Acc No:030300151001

Salaam Bank Acc No:30283623

Bahabshil Bank Ac No: 31200

 

wixii faahfahin dheeraad ah

Name: Xaliimo Cabdi Cali

Title: Madaxa Agoonta ,waxbarashadda iyo maaliyadda Jamciyadda soheda

Tell: 0612343331/0615266326

Mogadishu, Somalia

 

Ama

Name: Ahmed Abukar Mohamed

Title: General Secretary of Soheda

Tell: 0615423438/0612343334

Mogadishu, Somalia





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip