Wararka & Dhacdooyinka

walaal afuri walaakaa ooo baahan ee aan awoodin wax uu ku afuro

0 Visits: 761 | Monday March 26, 2018 - 14:32:55
walaal afuri walaakaa ooo baahan ee aan awoodin wax uu ku afuro

Read More »

WAX QABADKA JAMCIYADDA SOHEDA

0 Visits: 982 | Monday January 02, 2017 - 15:04:47
SOHEDA WAXA AY U TAAGAN TAHAY english (Somali Humanitarian, Education and Development Association), somali (JAMCIYADDA HORUMARINTA TACLIINTA IYO GARGAARKA BANII'AADAMNIMO EE SOOMAALIYA) Jamciyadda soheda waxaa la aas aasay 6dii match 2013 jamciyadda soheda weey Afar sano jirsatay SOHEDA waa jimciyad…

Read More »

walaal afuri walaalkaa aan awoodin wax uu ku afuro

0 Visits: 1239 | Sunday June 12, 2016 - 14:38:01
amciyadda soheda ayaa gacanta kuheeysa arday gaareysa (1119)arday oo isugu jira agoon iyo danyar isla markaasna kasoo jeeda qooysaska laheeyb sooco ardaydaas ayaa qoysaskooda aan awoodin wax ay ku afuraan bisha ramadaan ee nagu soo food leh. Sidaas darteed jamciyadda soheda ayaa u diyaargarobeeyso in…

Read More »

Guddoomiye degmo iyo gacan siinta SOHEDA

0 Visits: 1337 | Saturday February 20, 2016 - 11:04:37
Jimciyadda Gargaarka Aadaminimada, Waxbarashada iyo Hormarinta ee SOHEDA, ayaa waxa ay howlaheeda sama-falka ah gacan siin uga heshaa dhinacyo isugu jira hay'ado, shakhsiyaad samafalayaal ah, aqoon-yahanno, iyo mas'uuliyiin ka tirsan dowladda, kuwaas oo tan iyo markii jimciyadda la dhisay qayb…

Read More »

Qoysas danyar ah oo raashin loo qaybiyay (Sawirro)

0 Visits: 1076 | Monday February 08, 2016 - 12:40:47
Tobanaan ka mid ah qoysaska danta yar ee ay kaalmayso Jimciyadda Wax-barashada, Bani aadamnimada iyo hormarinta ee SOHEDA ayaa waxaa magaalada Muqdisho loogu qaybiyay kaalmo raashin ah. Kaalmadan ayaa waxa ay SOHEDA ka heshay mid ka mid ah hay'adaha ay saaxiibada yihiin oo lagu magacaabo Jimciyadda…

Read More »

Hooya SAHRA "Xilli aan u baahnaa ayaa la i caawiyay"

0 Visits: 1200 | Monday January 04, 2016 - 17:30:36
Hooyo danyar ah oo deeq muhiima la guddoonsiiyay (Sawirro) Hooyo Sahra Maxamuud Kaariye oo ka mid ah hooyooyinka kasoo jeeda bulshada la dhibaataysan takoorka hayb sooca ku dhisan ayaa waxa ay kaalmo ka heshay hay'adda SAMSAM, iyada oo kaalmadaas lasoo marsiiyay Jimciyadda SOHEDA oo ka shaqaysa…

Read More »

Urur Dhalinyaro oo howl muhiima la qabtay SOHEDA

0 Visits: 993 | Thursday December 24, 2015 - 12:16:42
Jimciyadda waxbarashada iyo hormarinta ee SOHEDA ayaa waxa ay gacan siin muhiima ka heshay dhallinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo isku howlay in ay ka qayb qaataan dadaalada ay jimciyaddu ugu jirto wax barista caruurta kasoo jeedda beelaha la takooro ee aan haysan dhaqaale ay wax ku bartaan. Ururka dhalinyarada…

Read More »

Daawo: Dhuxuloow iyo dhiirrigalinta SOHEDA!!

0 Visits: 921 | Wednesday December 16, 2015 - 18:35:10
Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo horay usoo noqday wasiirka warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa ah mid ka mida mas'uuliyiinta kaalinta ka gaystay howlaha ay jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo hormarintu ugu gurmato caruurta kasoo jeedda beelaha la hayb sooco ee aan haysan cid ka caawiso…

Read More »

Gabdho da' yar oo fursad muhiima ka helay SOHEDA!!

0 Visits: 1146 | Saturday December 12, 2015 - 18:59:51
Jiimciyadda SOHEDA ee wax-barashada iyo hormarinta ayaa waxa ay furtay Mac-had loogu tala galay barashada Luuqadda Carabiga, kaasi oo ay wax ka baran doonaan ardayda ay jimciyaddu taakulayso ee kasoo jeeda qoysaska ka tirsan beelaha la takooro iyo kuwa danyarta ah ee aan haysan dhaqaale ay wax ku bartaan.…

Read More »

Saaxiibbada SOHEDA!! (Sawirrada shakhsiyaad amaan mudan)

0 Visits: 1312 | Tuesday December 01, 2015 - 09:47:23
Jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo hormarunta ayaa waxa ay amaan iyo bogaadin huwinaysaa shakhsiyaad dhowr ah oo garab istaag buuxa siiyay howlaha samafalka ah ee ay jimciyaddu u qabato dadka danta yar. Shakhsiyaadkan oo qaarkood aan magacyadooda iyo sawiradoodaba qormadan kusoo bandhigayno, ayaa…

Read More »

Farriinta SOHEDA: Aqoon baa sinnaan keenta, Abtirsiimana kala sarrayn!!

0 Visits: 723 | Saturday November 28, 2015 - 19:43:22
Agoon iyo caruur kale oo dhammaantood kasoo jeeda beelaha loo takooro hayb sooca ayaa waxa ay ku jiraan gacanta jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo daryeelka, waxayna hadda helaan waxbarasho iyo daryeel nololeed oo ay jimciyaddu isku xil qaantay. Ujeedada ay SOHEDA howshan ka leedahay ayaa ah in jiilka…

Read More »

SOHEDA iyo Samafalka agoonta!! (Warbixin+Sawirro)

0 Visits: 933 | Sunday November 22, 2015 - 18:25:44
Jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo hormarinta oo tan iyo markii la dhisay xil wayn iska saartay u samafalidda dadka saboolka ah iyo kuwa kasoo jeeda bulshooyinka la dhibaataysan takoorka hayb sooca ku dhisan ayaa waxa ay si gaar ah isugu howshay sidii daryeel dhinac walba leh loogu fidin lahaa caruurta…

Read More »

Ruux tacliin leh ma takoormo!! (Q1aad warbixin+sawirro)

0 Visits: 1084 | Wednesday November 18, 2015 - 19:06:03
Warbixintan oo aan ugu magac darnay (Nin tacliin leh ma takoormo) ayaa waxaan kusoo qaadan doonnaa taageerada wax-barasho ee ay jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo hormarintu u samayso caruurta kasoo jeedda beelaha la hayb sooco, gaar ahaanna kuwa xad-gudubka hayb sooca ay u wehliso saboolnimo. Qaybta…

Read More »

Daryeelka agoonta iyo dadaalka SOHEDA!!

0 Visits: 1699 | Tuesday November 17, 2015 - 20:24:46
Jimciyadda SOHEDA ee waxbarashada iyo hormarinta, ayaa waxaa lagu bartay howlgallo ballaaran oo ay ku caawiso dadka danyarta ah ee la kulma dhibaatooyinka nololeed, gaar ahaanna kuwa kasoo jeeda beelaha la hayb sooco ee aan haysan cid ka caawiso nolosha. Sama falka ay SOHEDA u fidiso bulshadaas dhibaataysan…

Read More »

Dib u milicso howlgallada SOHEDA!! (Qaybtii 1aad warbixin silsilad ah+ sawirro)

0 Visits: 997 | Monday November 16, 2015 - 18:42:24
Waxaan halkan ku daah furaynaa warbixin si joogta ah loogusoo daabici doono bogga ay internetka ku leedahay Jimciyadda SOHEDa ee waxbarashada iyo hormarinta, waxaana warbixintan oo qayba dhowr ah ka koobnaan doonta lagusoo gudbin doonaa xog iyo sawirro isla socda oo ka hadlaya howlaha sama-falka ah…

Read More »

Maxaad ka taqaanaa SOHEDA? (Warbixin+sawirro)

0 Visits: 942 | Sunday November 15, 2015 - 18:21:10
Maalinnimadii 6-da March, 2013 ayaa fagaare looga dhawaaqay Jimciyadda SOHEDA oo loogu tala galay in ay ka shaqayso u sama-falida qaybo ka mid ah dadka danyarta ah ee aan haysan taageero ay uga gudbaan dhibaatooyinka nolosha. Aas aaska Jimciyaddan ayaa waxa ay ay salka ku haysaa aragti la xiriirta in…

Read More »

Caruurta ay gacanta ku heyso Jamciyadda SOHEDA oo Minxo Waxbarasho loogu deeqay (Sawirro)

0 Visits: 2867 | Thursday September 10, 2015 - 13:53:25
Munasabadan oo lagu soo bandhiyey 9 Jamacadood oo ka mid ah Jamcadaha ku yaalla magaalada Muqdisho oo deeq waxbarsho ugu deeqay carruurta agoonta iyo danyarta ah ee ay gacanta ku hayso Jimciyadda SOHEDA, laguna dhiiri geliyey aasaasaha Jimciyadaas oo kala ah Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye, Xildhibaan…

Read More »

SOHEDA oo raashiin kala duwan uqeybisay dad dan yar ah oo isugu jira Agoon iyo danyar

0 Visits: 863 | Friday July 10, 2015 - 13:13:11
Aas aasah jamciyada soheda Xill.yuusuf xeyle jimcaale iyo howl wadeena jamciyada soheda ayaa si hagar la.aan ah isga howlay afurinta dadka danyar iyo Agoonta isugu jira jamciyda SOHEDA ayaa raashiin garsiisay qowsas gaaray ilaa (1100) qooys (kun iyo bol qooys ) oo ay heleen raashiin ay ku afuraan bisha…

Read More »

SOHEDA

0 Visits: 941 | Sunday May 31, 2015 - 17:57:30
SOHEDA AASSOCIATION

Read More »

jimciyada soheda

0 Visits: 702 | Sunday May 31, 2015 - 17:50:00
wax qabadka jimciyada soheda

Read More »