Howlgalka Ururka

  • Cirib tirka takoorka ku dhisan haybta iyada oo loo marayo wax barista caruurta kasoo jeedda bulshada la kulanta dhibkaas
  • U sama falidda dadka la takooro iyo bulshada kale ee danyarta ah
  • Fududaynta sidii ay fursado wax barasho u heli lahaayeen caruurta kasoo jeedda bulshada la takooro
  • Sare u qaadidda wacyiga bulsho ee ka dhanka ah takoorka
  • Dhiirrigalinta is dhexgalka bulshada, si meesha looga saaro kala qaybsanaanta iyo kala saraynta ku dhisan haybta